Muqdisho,17,January-08 (Qaadisiya.com)
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxayo dagaallo qaraar oo ay Mujaahidiintu xalay la galeen Ciidamada gumaysiga Tikreega iyo Maleeeshiyada Mooraaynta Kooxda Mbagati.
Xalay Maqribkii ayay xoogaga Mujaahidiintu waxay Weeraro ku asqeeyeen fadhiisimo ay kusugnaayeen Ciidamada Cadawga Tikreega iyo Maleeshiya mooryaaneedka Kooxda Mbagati.
Meelaha ay Mujaahidiintu Madaaficda iyo Hoobiyaasha la dheceen ayaa waxaa kamid ah Isbitaalkii hore ee Dikfeer, Xera ruush iyo Saldhiga Booliska degmada Hodon oo dhamaantood ay kusuganyihiin Cadaawga umadda Soomaaliya, markii Mujaahidiintu ay xanuujiyeen Cadawga ayay Ciidamada Tikreegu madaafiic ku garaaceen goobo ay deganaayeen Shacabka masaakiin ah sida Soosna Kay oo ay kusuganyiin boqolaal qosys oo kasoo barakacay gobalada dalka waxaa halkaas ku Shahiiday halk qof iyo dhaawac soo gaaray tira kale.
Dhinaca kale Warar ay nasoo gaarsiiyeen walaalaha Mujaahudiinta ayaa noo xaqiijiyay in qasaaraa lixaadleh uu soo gaaray Ciidamada Gumaysiga Tikreega iyo Maleeshiyada Kooxda Mbagati oo xalay dagaal culus kal kulnatay Mujaahidinta Soomaaliyeed.
QAADISIYA WAA XARUNTA NOOLEYNTA DHAQANKA ISLAAMKA.
MAAMULKA SHABAKADDA ISLAAMIGA AH EE QAADISIYA
KALA SOO XIRIIR : QAADISIYA_EDITOR@HOTMAIL.COM |