Muqdisho,06,December-07 (Qaadisiya.com) Mujaahidiinta Soomaaliyeed ayaa habeenimadii xalay waxa ay weerar buuxa ku qaadeen Dowr fariisimo oo ay Tikreega ku leeyihiin Degmooyinka Hodan iyo hawlwadaag ee Magaalada Muqdisho.
Xaafadda Black Sea, Baar Ubax iyo fariisimo kale oo ay Tikreega dalka kusoo duulay kuleeyihiin Xaafadahaasi iyo sidoo kale xaafadaha kudhaw ayaa lagu weeraray Bambooyin iyo sidoo kale Baasuukeyaal oo ay wehliyaan Qoryaha Nuucyadiisa kala duwan.
Tikreega ayaa halkaasi waxaa kasoo gaaray khasaare xoogan, waxaana ay madaafiic kusoo tuureen Tikreega habeenimadii xalay dhowr goobood, waxaana ay kusoo dhaceen xaafado kamid ah Degmada Hawlwadaag halkasi oo uu ku shahiiday hal qof halka labo kalena ay kudhaawacmeen.
Lama hayo tirada Tikreega ka waxyeelowday habeenkii xalay weerarkii Jihaadka ahaa ee xalay lala galay, waxaana ay qeyb ka yihiin weeraradani kuwa kasocda Magaalada Muqdisho ee lagu doonayo in kufaarta Dalka looga xureeyo Inshaa Allaah taasi oo ay ka wada qeyb qaadanayaan Mujaahidiinta Soomaaliyeed oo idil.
QAADISIYA WAA XARUNTA NOOLEYNTA DHAQANKA ISLAAMKA.
MAAMULKA SHABAKADDA ISLAAMIGA AH EE QAADISIYA
KALA SOO XIRIIR : QAADISIYA_EDITOR@HOTMAIL.COM
|