Baladweyne,04,December-07 (Qaadisiya.com) Qaraxyo xoogan oo loo adeegsaday bamka nuuca gacmaha laga tuuro ah ayaa habeenimadii xalay waxaa lagu weeraray xarunta Yuusuf daba geed uu kuleeyahay magaalada Baladweyne isaga iyo daba dhilifyadiisa.
Dabageed iyo daba dhilifyadiisa ayaa xilligii weerarka lagu qaadayay lagu soo waramayaa in aysan goobta kusugneyn inkastoo maleeshiyadiisa ay halkaasi kusugnaayeen.
Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu kudhaawacmay mid kamid ah maleeshiyada xarunta Gobolka Hiiraan kusugneyd kaasi oo lageeyay isbitalka magaalada Baladweyne.
Lama soo sheegin khasaare kale oo halkaasi ka dhacay iyo cid katirsan shacabka rayidka ah oo halkaasi ku shahiiday, waxaana Baladweyne ka muuqaneysa hordhaca Jihaadka in uu ka bilowday iyadoo dhowaanna Inshaa Allaah dagaalada Fool ka foolka ah ay halkaasi ka dhici doonaan.
QAADISIYA WAA XARUNTA NOOLEYNTA DHAQANKA ISLAAMKA.
MAAMULKA SHABAKADDA ISLAAMIGA AH EE QAADISIYA
KALA SOO XIRIIR : QAADISIYA_EDITOR@HOTMAIL.COM
|