Counter
English |
|  Qaadisiya.com, Kadhig Hoyga
WARARKII UGU DAMBEEYAY EE DALKA.
Guutooyin katirsan Mujaahidiinta Soomaaliyeed oo u soo ruqaansatay dhanka Muqdisho kadib tababar ay soo dhameysteen.

 

Muqdisho,04,December-07 (Qaadisiya.com) Mujaahidiin aad u fara badan oo kamid ah kuwa tababar soo qaatay kuna sugnaa Gobolo kamid ah Dalka Soomaaliya ayaa u soo ruqaansaday dhanka Magaalada Muqdisho iyo qeybo kamid ah Gobolada dalka si hawlgallada Gaalada Dalka looga xoreynayo ay uga qeyb qaataan.

Tirada Mujaahidiinta ayaa ah kuwa si aad ah uga badan intii hore halka Tayada Hubkooduna uu yahay mid aad u sareeya, waxaana dhowaan ay kasoo gudbeen qeybo kamid ah Gobolada Dalka kuwaasi oo Muqdisho soo gaaray qaarkood qaarka kalena la filayo in ay soo gaaraan dhowaan Inshaa Allaah.

Mujaahidiintani ayaa Muddo waxa ay tababar ku qaadanayeen qeybo kamid ah Gudaha Dalka Soomaaliya waxaana tababarkooda uu ku saleysnaa sida loo dagaalamo iyo qaababka Macrakooyinka loo hoggaamiyo, waxaana kamid ahaa waxyaabaha ay sida aadka ah u soo barteen iminka dagaalka kudhufo oo ka dhaqaaqda ah oo kamidka ah dagaalada ay sida aadka ah u neceb yihiin Gaallada oo idil iyo dagaallada ka dhacaya oo kale Ciraaq iyo Afganistan.

Muqdisho oo ay ugu horeyso iyo sidoo kale goobo kale oo si aad ah ugu dhaw oo Baydhabo ay kamid tahay ayaa dhowaan Inshaa Allaah, waxaa la filayaa in war cad laga maqlo gaalada dalka kusoo duushay ee dhibaatada ku heysa diinta iyo Dalka iyo Shacabka uu ka muuqdo Shicaarka Islaamka.

FG : Waxaan u sheegi weynay Goobta tababarka iyo tirada Ciidanka Xeylado dagaal awgii ka raalli noqdo Inshaa Allaah.

 

QAADISIYA WAA XARUNTA NOOLEYNTA DHAQANKA ISLAAMKA.

MAAMULKA SHABAKADDA ISLAAMIGA AH EE QAADISIYA
KALA SOO XIRIIR : QAADISIYA_EDITOR@HOTMAIL.COM

© 2006 www.Qaadisiya.com